U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hoo1

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HO3 xar
1

Siinta cid wax la siiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa ma xishoodayaal hadh iyo habeen u hanqal taagaya hoo aan sii ridnayn oo reer galbeed ugu baaqayo ama carabtu ugu yaboohayso.

”
“

Ma laha tix iyo tiraabi kala koobi og hadafkee, iga hoo tusmooyinkan aan kuu soo koobay gorfaynta tabashooyinka iyo tabaalaha dhallinyarada dalkan.

”
“

. Akhriste waa cadaan in dowladaha deriska aanay ka madhneyn burburka Somaliweyn,laakiin uma arko wax sidaa u sii weyn,waxaan taa uga jeedaa ma jirto cid hoo ku odhaneysaa ee cida ay khuseyso ayey u taalaa gaar ahaan dadka degani in ay dantooda raacdaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hoo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD