U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hiil1

Magac Lab
Xaraf HSubg HI4 xar
1

Taageero la siiyo laba qof ama ka badan oo wax isku haysta midkood.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhanka kale, ganacsatada Bay iyo Bakool ayaa maanta shaaciyay inay ku biireen Al-shabaab, iyagoo sheegay inay hiil iyo hooba garab taagan yihiin, waxaana ay sheegeen in maamulku uu si wanaagsan ula dhaqmo ganacsatada.

”
“

Buuggan Nabadshe farriinta uu soo gudbinayaa waa tilmaan iyo tusmo, guud ahaan hiil u ah samaanta iyo la jirkeeda, gaar ahaanna nabadda iyo u taagnaanteeda.

”
“

Uganda oo tageeratay shirka Muqqdisho Dowlada wadanka Uganda ayaa shaaca ka qaaday inay tageero hiil iyo hooba u fidinayso Shirka dib u hishiisiinta Beelaha Somalia ee dhawaan ka furmay magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hiil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD