U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hanaqaad1

Magac Lab
Xaraf HSubg HA8 xar
1

H. ah: qof filka mas'uu-liyad lagu hanan karo gaaray; tabargal.

2

Diric, geesi. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wuxuu dhashay guga la baxay "Gobaysane",Waxaana la sheegay inuu ahaa gu' barwaaqa ah oo dad iyo duunyo wixii dhashay ay hanaqaad noqdeen.

”
“

Waxaa kaloo jiray colaad xilligaas hanaqaad noqotey oo Talyaanigu uu shidey, taas oo beelaha Soomaaliyeed uu isaga hor-keeney.

”
“

Sheekh Fadal waxa mar u wada kacay, isna raacay hanaqaad ahaan shan wiil iyo gabadh ay carruurtiisu ka koobnayd.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hanaqaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD