U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hamuun1

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HA6 xar
1

Rabitaan saa'id ah oo cunto loo qabo aroortii.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Raashinka dunidu soo saarto sannad kasta wuxuu badi abbaaraa qashin-qubka, ayadoo la ogsoon yahay in dad badan si joogto ah macaluul iyo hamuun gorgor u geeryoodaan sannad walba.

”
“

Sida Muuqata, dhowr waddan oo Afrikaan ah ayey askartoodu hamuun u qabaan in Soomaaliya ay u shaqo doontaan.

”
“

Afduubayaashii, haystay lamaanahan ayaa waxaa la siiyay $300,000, iyadoo ay ka shaqeeyeen siidayntooda dad Somali ah, iyadoo haatan ay ku sugan yihiin Nairobi oo lagu daweynayo, waxayna sheegeen inay aragtida qoyskooda hamuun u qabaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hamuun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD