U gudub nuxurka bogga
SABAAD

habow1

Magac Lab
Xaraf HSubg HA5 xar
1

Dhumidda laga dhumo jidka toosan. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Degmooyinka Muqdisho qaarkood,gaar ahaan kuwii ka fogaa goobaha dagaaladu ka dheceen ayaa waxaa gaaray Madaafiic iyo Rasaas habow ah oo wax yeelo u geysatay dad dhammaantood rayid ahaa.

”
“

Sidoo kale waxaa wararku intaas ku darayaan inaaney wax dagaal ah ka dhicin Xaafadaasi madfacu ku soo dhacay iyo waliba meelaha u dhow dhow intaba balse waxaa loo qaatay hal madfac oo habow ah.

”
“

Waxaa jira khasaaro soo gaaray dadka rayidka ah ee ku sugan agagaarka goobaha dagaalka ka socday iyo kuwo ay rasaas habow ah ugu tagtay guryahooda xili ay da’ayeen roobab aan kala go laheyn oo lixaad leh.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
habow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD