U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guux1

Magac Lab
Xaraf GSubg GU4 xar
1

Cod weyn oo cunaha awr, goray iwm ka soo baxa.

2

Codka matoorrada.

3

Cudur geela cunaha ka barariya. 4.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arrintani, waxay keentay guux iyo dareen bulshada dhexdeeda ah.

”
“

Muran ka taagan qaabkii loogu codeyn xukumada cusub Waxaa jira guux ka soo yeeraya qaar ka tirsan xildhibaanada dowlada Federaalka kaas oo la xiriira qaabkii loogu codeyn lahaa xukumada tirada yar ee Ra'isal Wasaare Nuur Cadde soo dhisey.

”
“

Imikase qof waliba maalintii uu qurbaha yimid, ee garaacista teebka bartay, ayuu sidii awr naq u da'ay guux bilaabay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guux - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD