U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guluf1

Magac Lab
Xaraf GSubg GU5 xar
1

Koox yar oo fardooley ah oo dagaal u jeedda.

2

Orod aan xawli ahayn oo waqtiga dhiillada iyo colaadda la sameeyo. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bilowgii sannadkii 1988 markuu taliskii Siyaad Barre u adkaysan waayey halgankii SNM ayuu si kadis ah ula heshiiyey dawladda Itoobiya oo uu ka dhaxaysay colaad iyo guluf xumi.

”
“

Shaati Guduud oo markii u horeysay ka hadlay tuhunka kooxdiisa lagu tuhunsan yahay inay saacidayso guluf colaadeed oo Jen.

”
“

Markii ergadii fara-madhnaan la soo noqotey, guluf baa la abaabuley; waxaana ciidanka abbaanduule u ahaa Cali Jaamac Haabiil.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guluf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD