U gudub nuxurka bogga
SABAAD

abbaanduule

Magac Lab
Naxwe-layaal, m.l/dh
Xaraf ASubg AB11 xar
1

Qof taliye u ah col duullaan ah.

2

Taliyexigeenka gaas, guuto, qayb iwm ee ciidamada.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Markii ergadii fara-madhnaan la soo noqotey, guluf baa la abaabuley; waxaana ciidanka abbaanduule u ahaa Cali Jaamac Haabiil.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-layaal, m.l/dh

Xarafka

A · AB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
abbaanduule - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD