U gudub nuxurka bogga
SABAAD

orod1

Magac Lab
Xaraf OSubg OR4 xar
1

Lugaha oo si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud loo qaado; roor.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Harmacad waxoo orod ku bilaabi karaa 0-103 km 3 s.

”
“

Kooxda Fulham ciyaartoydoodu, waxay ahaayeen kuwo xakamayn karaya kooxda Birmingham, laakiin Birmingham iyagu may awoodeyn in ay horjoogsadeen marka uu kubadda iyo orod uu isu raaciya Saha oo ka mid ahaa ciyaartoyda ugu cadcad kooxda Fulham.

”
“

Waxay yidhaahdeen Wajaale ayuu ka soo noqonayaa ee suga markii dambena anagoo sidii u tuban ayuu weftigii orod nagu dhaafay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

O · OR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
orod - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD