U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gud1

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GU3 xar
1

Geed-gaab laamo dhuudhuuban leh oo dhala miro macaan oo loo yaqaan yicib.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hore ee Buula-Burde oo La Soo Xirey Dad Loo Heysto Dilka Gud.

”
“

Dakadda Boosaaso, waa Dakadda kaliya ee Puntland isiticmaasho ee waxna ka dhoofaan waxna ka soo dagaan, wax dayactir iyo abaal-gud ahna ma helin tan iyo mudadii la isticmaalayay.

”
“

Xiriiro aan la sameynay Odayasha iyo wax garadka Degaanka Xaafuun oo ku kala sugan Qardho iyo Bosaso ayaa waxa ay noo Xaqiijiyeeyn in arintaan timid kadib markii Maamulka Degmadaas laga wareejiyey Gud.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gud - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD