U gudub nuxurka bogga
SABAAD

goronyo

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GO7 xar
La Mid AhgoroyoMagac Dheddig
1

Haadda dunida ku nool midda ugu weyn, aan duulin, sur dheer oo aan dhogor lahayn, baalal qurxoon leh oo hilibkeeda la cuno.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Goronyo soomaaliyeed, waa shimbir weyn oo ku nool, Dhulka Somalida kaliya. waxeey caan ku tahay, ama qof kasto ee ku soo dhacee, iney markay dhasho ilmaheeda uuga tagto meel cidlo ah, oo la arki karo, markaas neh bahalada cunaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
goronyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD