U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tagto1

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TA5 xar
1

Waqti la soo dhaafay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bashiir Makhtal waa dhibane ay ku dhacdey dhib qayral caadi ahi oo weliba wadan kale si sharci daro ah looga soo xiray, ayaa hadana waxaa loo diiday in ay safaarada Kanada ee Itoobiya booqasho ugu tagto ama loo qabto qareen u dooda xuquuqdiisa.

”
“

Waxaan intaas ka cabsanayey in askari madax-falluuq ah oo dhuunta loo galay isku kay duubo oo intaannu kala gar-baxaynno ay diyaaraddu iga tagto.

”
“

Yaabkaygii baa markaa isu beddeshay xanaaq iyo caro, oo waxaan is iri furka ma tuurataa caawa oo fannaaniinta halka ay taagan yihiin intaad ugu tagto ma ku cambaareysaa fadeexada ay magaca fanka Soomaliyeed caawa meesha ugu geysteen?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tagto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD