U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gedgeddoon1

Magac Lab
Xaraf GSubg GE10 xar
1

Isrogrogidda wax hadba dhinac isu rogaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Iyada oo taa og, haddana habeenka uu ka maqan yahay ee uu minwaynada jiro aad bay u tebijirtay oo waxay u ahayd galgalad iyo gedgeddoon.

”
“

Maalintii waa u xammaalasho iyo xoogsi, habeenkiina waa u gal-galad iyo gedgeddoon; waa u qaraw iyo sawirro aan qurxoonayn; waa u tuhun iyo taah aan dhammaan.

”
“

Wuu gedgeddoon badan yahay ay dhici karto, balse dhacdona, in marxaladaha qaarkood laga la kulmo dibu-gurasho iyo guuldarro dhaqan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gedgeddoon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD