U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gawaan

Magac Lab
Xaraf GSubg GA6 xar
1

Dhul didib ah oo adag.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bahashaas najiido ah oo gebi ahaanba garashada dadku gunta ka riijisay oo dareemadeeduna suxun u gawaan raaceen, ayaa maxkamadda loo gudbiyay iyadoo guulaamo, guux iyo gunuusyo badani daba siigaynayo.

”
“

Geshaan kugu leeyey qaana Gar qaado ha soo gignaane Ilaah naaraha ku geeye Adaa gadhmadoobahayga Haweenkiyo gaaridayda Ku gaasira meel go’doona Gudhoo galabtaba abaadso Biyuhu gororoo ku gawdhshe Gawaan noqo meel garoona Dhul geedigu galab caraabo.’

”
“

Hadday gawaan raac, marin hababin ama buunbuunin ka dareemaan waxaa u caado ah inay buruud shiilaan oo ay duur-xul dhaliilihiisa ugu sheegaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gawaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD