U gudub nuxurka bogga
SABAAD

noqo

Fal Magu (3)
Naxwe-qtay, -qotay
Xaraf NSubg NO4 xar
1

Wax jihadii uu ka yimid dib ugu laabasho.

2

Cid ama wax sidii hore si ka duwan isu rogid, dabeecado gaar ah yeelasho.

3

Ilmo yar saqiirid.

4

La n.: cid arrin iwm si gaar ah ugu muuqasho.

5

La n.: cid saaxiibnimo, qaraabanimo, ama xiriir kale la yeelasho.

6

Ku n.: hawl mar labaad dib ugu laabasho (cid).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qaar ka mid ah saraakiisha kulankaasi ka hadashay ayaa odayasha u sheegay in cadowga si isku mid ah meel looga soo wada jeesto oo gobolka la difaaco hadii kale uu noqo doono gobolka mid gumeysi gacanta u gala sida ay hadalka u dhigeen.

”
“

Ceebtaada Alle ha asturee ka noqo hadalkaaga oo shaydaanka iska naar, waanan qaldamee I cafi Rabbi ha ku cafiyee."

”
“

Xubin ka noqo Facebook-ga: Talada koowaad ee aan soo jeedinaynaa waxa weeye in uu waalidku xubin ka noqdo facebook-ga.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-qtay, -qotay

Xarafka

N · NO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
noqo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD