U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ganaax1

Magac Lab
Naxwe-xyo, m.dh
Xaraf GSubg GA6 xar
1

Ciqaab maaliyadeed oo cid xeer jebisay lagu xukumo in ay bixiso.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dabadeed maamulkii Ingiriiska ayaa qabaa’ilkii wuxuu ku soo rogey ciqaab iyo ganaax ciddii falkaas ku kacda.

”
“

Maraakiibtan ayaa waxa lagu ridey xukun ganaax oo kor u dhafaaya midkiiba $100,000 iyada oo horey Maxkamadanu u xukuntey 9 doonyood oo kuwa kaluumeysiga ah.

”
“

Dhimbil ayaa xusey in maamulka Maxamad Dhere dadka ay xiraan ka qaataan ganaax kaas oo uu ku tilmaamey in uu yahay sharci daro.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-xyo, m.dh

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ganaax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD