U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gaabin

Magac Fal
Xaraf GSubg GA6 xar
1

.dh gaabi2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Powell oo ka hadlayey magalaalada Washington ayaa sheegey in dowladda Mareykanku ayna marna joojin doonin ama ka gaabin doonin ama baal mari doonin baadigoobka ay nabadda u jirto.

”
“

Waxaana la dheereenayaa shan xaraf, waanna ku soo gaabin karnaa labo xaraf.

”
“

Hadalka waxaan ku soo koobayaa odhaah uu yidhi nin faylasuuf ahi :"Noloshu way gaaban tahay ee yaan la gaabin."

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gaabin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD