U gudub nuxurka bogga
SABAAD

furfuran1

Fal Magu (4)
Naxwe-rnaa, -rnayd
Xaraf FSubg FU8 xar
1

Wax bashaashnimo ka muqaato ahaansho (qof).

2

Wax xubnihii uu isugu jirey la kala bixiyey ahaansho.

3

Tolmo wax duntii isu haysey furatay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa aan maalintaasna Munaasibadaas ku bartay masuuliyin tiro badan oo ka tirsan Madaxtooyada Jabuuti, kuwaas oo u muuqday dad furfuran oo si diiran kuu qaabilaya.

”
“

. Si furfuran u gacan qaada qofka ku waraysanaya haddii aadan rabin in aad gacan qaado si xushmad leh ugu sharax sababta keentay.

”
“

Ma jirto, dunida ku dhaqanta nidaamka dhaqaalaha furfuran, ee Dastuurkeenuna ina farayo, meel ay Baanka Dhexe (Central Bank) iyo Baankii ganacsigu (Commercial Bank) isku dhex milmaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-rnaa, -rnayd

Xarafka

F · FU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
furfuran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD