U gudub nuxurka bogga
SABAAD

foojigan

Fal Magu (4)
Naxwe-gaa, -gayd
Xaraf FSubg FO8 xar
La Mid AhfeeyigFal Magu (4)
1

Wax digtoon ahaansho.

2

Wax dhiillo hayso ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidaa darteed waa inaad ahaataa mid foojigan kana doodi kara xogaha tirakoobka.

”
“

Dadkaa waxa ku jira kuwo sida cudurro lays qaadsiin karo, sidaas darteed waa in si foojigan dareen loogu yeeshaa halistaas.

”
“

Dhinaca shacbiga reer Somaliland, ayaa ah cida iyagu u foojigan natiijada loolankaas, maadaama uu khuseeyo mustaqbalkooda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-gaa, -gayd

Xarafka

F · FO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
foojigan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD