U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fiirso

Fal Gudbe (3)
Naxwe-saday, -satay
Xaraf FSubg FI6 xar
1

Wax meel ka dayasho.

2

U f.: wax si fiican uga fekerid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

FIIRSO VEDIO-GA Xaalada Magaalada Beledweyne ayaa Caawa ka bedelan Habeenadii lasoo dhaafay sidii ay ahaan jirtay,waxaana jira Guux dadweyne oo ku saabsan sida Xaaladu noqon karto Saacadaha soo aadan Magaalada Beledweyne.

”
“

Bal u fiirso waa daadis, waa wax hawada lagu daadinayo oo aan layskula yaabayn.

”
“

Halkaan ka fiirso Film document ah oo Safaarada Soomaaliya ee Dalka Talyaaniga uu ka sameeyey Nin U dhashey dalkaasi Talyaaniga 2012.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-saday, -satay

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fiirso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD