U gudub nuxurka bogga
SABAAD

feejigan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf FSubg FE8 xar
La Mid AhfeeyigFal Magu (4)
1

Wax digtoon ahaansho.

2

Wax dhiillo hayso ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaan aaminsanahay in haddii shacabku ay la yimaadaan isku duubni iyo dareen feejigan ay aad u fududdahay in ay si sahal ah uga dul-tillaabsadaan cadowga ummadda.

”
“

Qofka waddaniga ahi wuxuu ka fekerayaa wixii ay dani ugu jirto waddankiisa oo dhan, wuxuuna ka feejigan yahay wixii dhib usoo jiidaya.

”
“

Inta badan markii ay deegaankaas soo galaan ayay Ciidamadu kala kulmaan iska caabin kaga timaad dhanka Kooxaha ka soo horjeeda, waxaase saaka xaaladu tahay mid degan, iyadoona Ciidamadu yihiin kuwo aad u feejigan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

F · FE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
feejigan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD