U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fadhin

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FA6 xar
La Mid AhfadhiyidMagac Dheddig
1

fadhi2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Warqada Dowlada Germany waan arkay waa mid aanay waxba ka jirin, waayo waa mid aan xaqiiqada ku fadhin, mana jirto wax aniga iga galay dad ku baxsaday dalkaas, waayo anigu uma shaqeeyo iyaga" ayuu si caro leh u yiri Wasiirka dastuurka.

”
“

Cabdullaahi Yuusuf uu sheegay in aysan wax macno ah ku fadhin doorashada Sheekh Shariif mar hadii ay jiraan kooxo Xagjiriin ah oo weliba dalka ku sii fidaya, ayna adag tahay in si fudud looga saaro dalka.

”
“

Magaalada Beledweyn ayaa bilooyinkii u dambeeyay xaalkeeda ahaa mid aan fadhin, kadib markii magaalada ay gacanteeda isku dhaaf dhaafeen dhinacyo kala duwan, waxaana haatan taasi muuqataa mid ka duwan, oo ay ku soo biirtay Ahlu Sunah Waljamaacah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fadhin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD