U gudub nuxurka bogga
SABAAD

faago

Fal Gudbe/Magu (3)
Naxwe-gtay, -gatay
Xaraf FSubg FA5 xar
1

(f.g) Dibi jixinaya raaf dhul ku jiidid.

2

(f.g) Dhul hoos u qodid.

3

(f.mg) Ka f.: in yar ka fogaasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maalin ayaa Cabdimudhalib oo hurda manaam loogu yimid lana amray inuu faago ceelka samsamka oo muddo hore duugmay, meel uu ahaana aan la garanayn.

”
“

Waxey ku wanaagsanyihiin ciqaabta shacabka dhibaateysan sida gacmo iyo lugo la jaro, qubuuro laga faago, haweenka oo loo diido in ay gadiidka raacaan, masaajidda oo marka salaadda laga soo baxo dadka lagu hortoogto, iwm.

”
“

Hana la wada ogaado in aanay cidna dan u ahayn in la soo faag-faago fidmo iyo belaayo la aasay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (3) (f.g/mg3)

Isrogrog

-gtay, -gatay

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
faago - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD