U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duwanaansho

Magac Lab/Dheddig
Xaraf DSubg DU11 xar
1

duwanow.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geeddi oo ka warbixiyay khilaaf la sheegay inuu ka dhex jiro isaga iyo Madaxweynaha ayaa ku tilmaamay inuusan jirin balse dhici karto kala duwanaansho dhinaca fikirka ah.

”
“

In kasta oo carriga ay Soomaalidu ku dhaqan tahay badi lagu tilmaamo dhul qarfo-u-eke ah (semi-arid), haddana waxa uu ku caan baxay kala-duwanaansho noole (dhir, dhiroon iyo xayawaanba) oo aad u tiro badan.

”
“

Sheekh Aadan Ibraahim oo shir jaraa'id uu qabtay Maanta ka sheegay hadak aani ayaa intaasi ku daray in Soomaalidu taqaab danaheeda islamarkaana uu ugu baaqayo inay xalistaan wixii dhexdooda ka dhex jira ee is faham daro ah ama fikir kala duwanaansho ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duwanaansho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD