U gudub nuxurka bogga
SABAAD

doox1

Magac Lab
Naxwe-xyo, m.dh
Xaraf DSubg DO4 xar
1

Saxaro jilicsan oo ay nafleydu dhigaan marka ay cunaan ama cabaan waxyaabo caloosha kiciya; shuban.

2

Dhul godan oo biyo mareen ah; tog. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Socodkii ayaanu ka bilawnay 4tii galabnimo Aadan Subsade oo ah doox Gacan Libaax hoosteeda ku yaala, qorshahayagu wuxuu ahaa inaanu Abdaal tagno oo aanu ka qabsano 3 ama 4 baabuur oo Land Crussier ah oo aanu hawlgalka ku fulino.

”
“

"Magaalada Cadaadley waxay jenbiga ka saaran tahay doox weyn oo biyo mareen ah, waxayna magaaladu xiliyo aan fogayn ka cabi jirtay laaso gacanta lagu qodo oo dooxa ku yaal, laakiin hay'adda Unicef ayaa ceel u dayactirtay, ceelkaas ayey hadda ka cabaan.

”
“

Waa goor Casar ah, waxaa la hadhsanayaa geedo ku yaala meel doox ah oo la yidhaa Godka, halkaas oo lagu sii nasan jiray marka laga tallaabayo wadada weyn ee laamida ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-xyo, m.dh

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
doox - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD