U gudub nuxurka bogga
SABAAD

digtoonow

Fal Magu (3)
Naxwe-naaday, -naatay
Xaraf DSubg DI9 xar
1

Qof diyaar u ah wax uu filayo noqosho.

2

(millatari) Qof si toosan u taagan oo labadiisa lugood si siman isu garab yaalliin noqosho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

SUUBAN: Diiriye Hingow ka digtoonow xoolo xaaraan ah hana ku riyoon xatta, maxaayeelay haddad ku riyootid danbi baa kaa racaya.

”
“

"Xildhibaanka warkaasi faafiyey waxaan leeyahay ka digtoonow inaad faafiso wararka been abuurka ah" ayuu yiri Xuseen Xuubsireed Afhayeenka Madaxweynaha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-naaday, -naatay

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
digtoonow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD