U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maxaayeelay

Erey Weyddiimeed
Xaraf MSubg MA11 xar
La Mid AhmaxayErey Weyddiimeed
1

Erey weyddiimeed oo ka kooban 'maxaa' iyo 'ay', labo xaaladood ayaana loo adeegsadaa, sida: a) "Waa maxay?"; b) "Maxay doonaysaa ama doonayaan?"

2

Erey lagu xiriiriyo weer sababley ah; sababtu waxaa weeye; maxaawacay; maxaayeelay; waayo. .

Tusaale
“

Shalay kuuma imaan, maxaajiraa, hawl baan lahaa

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

"waxaa soo dhawaaday markii Ciidamada Ethopia ay wadanka ka bixi lahaayeen,maxaayeelay waxaan ka xirnay Garoonkii Diyaaradaha iyo Wadooyinkii G/Shabeelada Hoose oo Gurmadkoodu soo mari jiray"..

”
“

SUUBAN: Diiriye Hingow ka digtoonow xoolo xaaraan ah hana ku riyoon xatta, maxaayeelay haddad ku riyootid danbi baa kaa racaya.

”
“

Prof Dhalxa"Waxaan qabaa in aan xiligaan waxba laga qaban karin waxyeelada Burcad badeeda Maxaayeelay wey ka weyntahay heerkii wax looga qaban lahaa"ayuu yiri Markale Prof.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Erey Weyddiimeed (e.we)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maxaayeelay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD