U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dibed

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DI5 xar
La Mid AhdibadMagac Dheddig
1

Meel bannaan ama awdnayn.

2

Dal shisheeye.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dibadbax ka Dhacay Berbera Cabashooyin dibed-baxyo wata ayaa ka dhacay Berbera maanta kadib muran ka dhashay markii ay dawladdu ku wareejisay shirkad gaar ah maamulka korontada ee magaalada.

”
“

Sootii raggoodu ka saareen guryahoodii, oo sow kuwa dibed yaalka ah oo ku dayacan, iyaga iyo ubadkoodii, daafaha dunida!

”
“

Laakiin dibed baaxaas wuxuu Farax u adeegsaday inuu qadiyadda Somalida ka dhigo mid caalami ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dibed - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD