U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shirkad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf SHSubg SHI7 xar
1

Urur ka kooban laba qof ama ka badan oo si wada jir ah hanti isugu darsada oo ku shaqaysta faa'ii-dadana wadaaga.

2

Xarunta shirkadda.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Compaq waa Shirkad Kombiyuutareed oo sameyso kombuutarada iyo qalabka kombiyuutarada.

”
β€œ

Bedin - Macluumaad ku saabsan shirkad Ansvarlig for disse sidene J.W. Cappelens Forlag AS.

”
β€œ

Dalka Luxembourg, ee Yurub ayaan isagu xayirin shirkad maaliyadeeda lagu xidhiidhiyay shirkadda Al-Barakaat, oo ay eedaysay dawladda Maraykanku.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

SH Β· SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shirkad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD