U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhuumasho

Magac Fal
Xaraf DHSubg DHU9 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hore looma arag goobaha cibaadada oo dadku ka cabsadaan inay tagaan isla markaana dadka dhuumasho iyo bareer labada lagu dilayo.

”
“

Waa dalka keliya ee xadka uu la leeyahay kan Koonfur Afrika u suurageliya gobanomadoonka dalkaasi - ururka ANC - inay dhuumasho ku geli karaan dalkooda si ay isaga dhiciyaan nacabka ka haysta.

”
“

Lumumba isagoo safiirka iyo dawladdiisa uga mahadinaya sama wanaagooda ayuu misna la socdsiiyey: “Iyadoo shicbigaygu duhur cad isoo doorteen, iga ma suuroobi karto inaan sidii tuug fuley ah saq dhexe dhuumasho habeen kaga baxo dalkaygii.”

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

DH · DHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhuumasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD