U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhoor

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf DHSubg DHO5 xar
1

Daliig timo ah oo carruurta yaryar, madaxa bartankiisa loogu reebo.

2

Carjaw ama baalal kor u taagan oo shimbiraha qaarkood madaxa bartankiisa ku yeeshaan.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dhoor qofood oo ay ku jiraan caruur uu dhalay Xildhibaan Shaleyta y oo xalay ku dhaawacmay bam lagu weeraray guriga Xildhibaan.

”
β€œ

Iswiidhen waxaa looga hadlaa dhoor luqadood luqadda ugu badan ee looga hadlo waa luqadda iswiidhen (Svenska).

”
β€œ

Wariyaal dhoor ah ayaa qeylo dhaan kasoo diraya dhul Howd ah oo ku yaala Agagaarka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose kadib markii loo diiday Wariyaashan in ay gudahaugalaan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

DH Β· DHO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhoor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD