U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhilmaanyo

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHI10 xar
1

Cayayaan duula, leh afar baal, lix lugood af dhuuban leh oo ay xoolaha iyo dadka dhiigga kaga nuugto.

2

Cudur kaneecada laga qaado; duumo; dhaxan.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Kaneeco ama Dhilmaanyo waa bahal yar oo ka dhashto, cooska.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH Β· DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhilmaanyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD