U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duumo

Magac Dheddig
Naxwedaaw.
Xaraf DSubg DU5 xar
1

Cudur qandho qabow iyo kulayl isugu jirta leh oo dadku ka qaadaan kaneecada nooceeda dheddig.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Malaariyo Duumo waa cudur ay kaneecadu keento.

”
“

Waan wada deddoodaa sidaan, duumo baas qabo’e Dubka un baan dhaqaajaa sidaan, diilalyaysnahaye Markaad dakhalka jabay sheegto baan, dan u ilmeeyaaye.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

daaw.

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duumo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD