U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhiirran

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf DHSubg DHI8 xar
1

Wax aan cabsanayn ahaansho (nafley).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ha yeeshee, waayihiisu sida ay inoo muujinayaan, Yamyam waa gabayaa dhiirran.

”
“

Cabdi Dirir Cabdi, ayaa ka hadlay muddada waddanka Somaliland soo jiidan karo maalgashiyo caalami ah, isla markaana shirkadaha ajaanibka ah ku soo dhiirran doonaan suuqa xorta ah ee dalka.

”
“

Allaha u naxariistee, Saalax Xaashi Carab wuxuu ahaa geesi hal adag oo aad ugu dhiirran wixii ugu muuqda inay xaq yihiin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhiirran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD