U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dheehan1

Fal Magu (1)
Naxwe-hmay, -hantay; -hmi
Xaraf DHSubg DHE7 xar
1

Wax la dheehay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Go’aanka Al-shabaab waxaan ula socon doonnaa si taxadar uu ku dheehan yahay, waxaana isku dayaynaa inaan caawinno shacabka Soomaaliyeed ee dhibaateysan, si looga badbaado inay dhacdo abaaro la mid ah kuwii dhacay 1992-kii” ayay tiri Nalin.

”
“

Bood waxa uu ahaa ninka kaliya ee ladhihi karo waxaa uu ahaa muwaadiniinta soomaaliyeed waa ugu horeeyey taana waxaa laga dheehan karaa xilligii burburku ku soo fool lahaa waddanka oo uu qaaday tallaabooyin wax ku ool ah sida; - DR.

”
“

Waxaana ay kulamadoodii kusoo dhameyeen is afgarad ku dheehan in bulshada degmadu ka qeyb qaadato sidii ay u dhinac istaagi lahayd maamulka degmada Buurtinle oo ay ula dhaqaajin lahaayeen baahiyaha deegaanka ka jirrrey muddo dheer.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-hmay, -hantay; -hmi

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dheehan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD