U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dheef1

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHE5 xar
1

Fiitamiinka cuntada, caanaha iwm ku jiro.

2

Dulsaarka faa'iido ahaan looga helo lacag bangi la dhigtay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ma anaa siista dheef Somaliland, ma anaa suus cuna.

”
“

Si kastaba xaalku ha ahaadee, waxaa lama huraan ah in si dhakhso ah loo soo nooleeyo tayada Ciidanka booliiska, lagana dhigo Ciidan tiradiisu sugan tahay, isla markaana la siiyo dheef u qalanta.

”
“

Waxa habboon in la yeelo talaabo kasta oo lagaga faa’iidaysan karo geedkan oo dhibtiisa loo rogo dheef.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dheef - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD