U gudub nuxurka bogga
SABAAD

anaa1

Magacuyaal Ebyoon
Xaraf ASubg AN4 xar
1

Magacuyaalka qofka kowaad oo ka kooban 'ani' iyo 'aa 1'. anaa2 qr.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Quman Sugaal iyo Luul oo xadhiga Goohe ku wargeliyay Abiib Goohe wuxuu Abiib yidhi, anaa imanaya laakiin Quman Sugaal ayaa u sheegtay Abiib in haddii uu yimaado ay suurtogal tahay in isagana lagu daro oo waliba la dilo.

”
“

Haddaba intii aan maqnaa ayaa la dilay, cid dishayna ilaa iyo hadda ma ogi, dilkii kaddib ayaan isku deyey inan maalkii la wareego, laakiin ninkan habrawadaagay ah ayaaba iska sheegtay oo le anaa la ii sexeexay.

”
“

"Aaway lacagtii saalootada ee aad tirdhi anaa nin saaxiibkay ah ka soo amaahanaya?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Ebyoon (mu.eb)

Xarafka

A · AN

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
anaa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD