U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhadhamo

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHA8 xar
1

In yar oo wax dhadhankooda lagu ogaado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

SAHAL:Walaal Timiro raggaan yaacaya oo dhan oo madaxtinimada raadinaya waxay u wada soocdaan dhadhamo iyo hunguri kuwaas-baana ka mid ahay.

”
“

Waxay leedahay dhadhamo kala duwan sida macaan, qaraar, dhadhanlaaw waxayna ku xirantahay nooca geedka iyo inta geedka webiga u jiro.

”
“

Muslimiinta saxda ah kuma jiro qof sida Ayaan dhadhamo iyo magac jaceyl u dullooba iimaankiisana u iibsada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhadhamo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD