U gudub nuxurka bogga
SABAAD

deked

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DE5 xar
1

Meel dhisan, loogu talagalay in ay maraakiibta ku soo xirato oo laga raro, waxna looga dejiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ka dib aasaaskii Puntland tiraddaasi waa is dhintay Maadaama ay degmada Boosaaso ay noqotay goob ganacsi oo deked leh.

”
β€œ

Aweys oo ka hadlayay furitaanka garoonka iyo deked uu ururkiisu dib u howlgeliyay.

”
β€œ

Marka Taariikhada dib loogu noqdo waxa ay ahayd wakhtigii ay shaqaynaysay magaalada la yidhaahdo BULLU-XAAR, waxaana ay ahayd Deked wax laga soo dejiyo oo ku taala magaaladeea Bebera iyo Zaylac dhexdeeda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D Β· DE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
deked - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD