U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dareewal

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf DSubg DA8 xar
1

Qof shaqadiisu tahay baabuur wadidda; shufeer, wade.

2

Qof yaqaan sida baabuurka lo wado.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Hadduu gaari birihiisa kala daataan, uma baahna dareewal (wade) ee wuxuu u baahan yahay makaanik farsama yaqaan ah.

”
“

Xiisadan ayaa la xiriirtey kadib markii magalada dhexdeeda torey lala dhacey dareewal gaari booyad biyaha u dhaamisa ciidamada Ethiopia.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dareewal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD