U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caawi

Fal Gudbe (1/2)
Naxwe-iyay, -iday/-isay;-iyi
Xaraf CSubg CA5 xar
1

Cid kaalmo ama taageero u fidin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Walaal Caawi Wiilkaan yar ee dhibaataysan (Daawo Sawirada.) Walaalka Muslimka ahow caawi C/raxmaan Axmed Maxamed oo ah wiilkaan yar oo seddax sano jir ah..

”
“

. Ku caawi inay xil qaadaan sida, hagaajinta sariirtooda, nadaafadda qolkooda, xuusinta waqtica celinta buugta maktabadda iwm.

”
“

Walaal Caawi Wiilkaan yar ee dhibaataysan (Daawo Sawirada.) 27 Aug 2009- Walaalka Muslimka ahow caawi C/raxmaan Axmed Maxamed oo ah wiilkaan yar oo seddax sano jir ah..

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1/2) (f.g1/2)

Isrogrog

-iyay, -iday/-isay;-iyi

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caawi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD