U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cuban1

Fal Magu (1)
Naxwe-bmay, -bantay; -bmi
Xaraf CSubg CU5 xar
1

Dalool wax la cubay ahaansho.

2

Wax neeftu ku xirantay noqosho (san).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dabaaldegga intaa kuma ekeyn, waxaa madaxweyne ku xigeenka iyo 13 ka mid ah ciidankii Cuban ka ee ka qeyb galay dagaalkii 1977-78 lagu martiqaaday Guriga “National Palace” ee Addis.

”
“

Ciidammadan Cuban-ka ah oo ay weliba weheliyeen ciidammo ka kala socda USSR, East Germany iyo Koonfur Yemen, ayaa hal mar dagaal abaabulan ku soo qaaday Gobolka Ogaden, xoogna ku maquuniyey ciidammadii Soomaaliya.

”
“

Waxaa lagu martiqaaday madaxweyne ku xigeenka in uu xarigga ka jaro oo uu ubaxyo dhigo Taallo loo dhisay askartii Cuban-ka ahayd ee ku geeryootay dagaalkii 1977-78 ee Ethiopia iyo Soomaaliya dhexmaray.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-bmay, -bantay; -bmi

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cuban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD