U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cirro

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CI5 xar
1

Timo caddaaday oo ka baxa madaxa ama garka.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sheekh Shariif iyo wafdigiisa ayaa la geeyay Madaxtooyada, halkaasoo lagu wado inuu Sheekhu kaga dhawaaqo 24-ka saac ee soo socda ra'iisul wasaaraha cusub ee Somalia; kaasoo la filayo inuu noqdo C/raxmaan Cirro.

”
“

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo arrinta hayb-sooca ku tilmaamay mid salka ku haysa aragti jaahilnimo oo aan cilmi iyo caqli toona ku dhisnayn, isla markaana ay kulamada noocan oo kale ahi wax weyn ka beddeleen.

”
“

Cirro wuxuu xusay in Guddiga Doorashada ay xaq u leeyihiin cayimaada iyo qaban qaabada doorashada, ninkii wakhtiga la caddeeyay ka hor yimaadaana uu noqonayo xisbi ka shakisan taageeradu hayso.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cirro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD