U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jaahilnimo

Magac Dheddig
Xaraf JSubg JA10 xar
1

Jaahil ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Marxaladdaa oo ahayd mid xasaasiya, adduunyaduna ay ku sugnayd mugdi iyo jaahilnimo ayuu Ilaahay (s.

”
“

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo arrinta hayb-sooca ku tilmaamay mid salka ku haysa aragti jaahilnimo oo aan cilmi iyo caqli toona ku dhisnayn, isla markaana ay kulamada noocan oo kale ahi wax weyn ka beddeleen.

”
“

Dadka waxay in badan ku eedeeyaan Jameecada dib u socodnimo, jaahilnimo xaga diinta iyagoo hadana in badan xubnaha Jameecada ay diin u nasab sheegtaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

J · JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jaahilnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD