U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ciiro1

Magac Dheddig
Naxwehabaas badan oo dabayli kiciso, qiiq iwm
Xaraf CSubg CI5 xar
1

Midabka ciiryaamada; wixii kaloo midabkaas yeesha .

2

Boor ay dabayl kicisay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Riwaayadda sida macaan loo dhisay waxay daawadaha ku kicisaa lahashooyin daqiiqad gudaheed ayaa laga yaabaa inuu mar farxad la ciiro, marna murugoodo, mar qosol kursiga kala kaco marna Cumar Cali Ciidle, Hargeysa.

”
“

Dhogortu waa casaan bunni ah xagaaga, qaboobahana waxey isu bedeshaa cadaan ciiro xiga.

”
“

Cadiig iyo haday garasho tidhi ciiro soo kiciye.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

habaas badan oo dabayli kiciso, qiiq iwm

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ciiro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD