U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daqiiqad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf DSubg DA8 xar
1

Waqti hal saac ah oo lixdan meelood loo qaybshay middood.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Kulankii kamadambaysta, waxaa ka soo if-baxay arrin yaab leh, iyada oo daqiiqad kasta oo ka mid ah 90-kii daqiiqadood ee ciyaartu socotayba hal khalad la gelayay.

”
β€œ

Ciyaarta oo weerar iyo weerar-celis u badnayd ayaa mararka qaarkood keenaysay in daqiiqad walba gool la weeraro.

”
β€œ

Daqiiqad aan ku hakannay Barxadda weyn ee Weliyow-Cadde(Sayidka) oo iyadu u dhaxaysa: Golihii Ummadda, Masjidkii Isbahaysiga, Taalladii Sayidka, Xaruntii Booliska ee 88 ayaan bari, galbeed, woqooyi iyo koonfur u eegay magaalada.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daqiiqad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD