U gudub nuxurka bogga
SABAAD

car1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA3 xar
1

Qadiidka ku hara weel la culay.

2

Dhadhanka ay yeeshaan caano, biyo iwm oo lagu shubay weel la culay.

3

Cudur candhada geela ku dhaca oo dildilaaciya.

4

C.!: haddaad ku dhacdid!; Wir!

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadkii car juuq dhaha dagaal-oogayaashu ku hayeen ayaa nafisay oo madaxa kor u soo qaaday.

”
“

Waxa maalin dhowayd si ula kac ah, oo aan u qaatay car i taabo ii hormaray nin da'diisa aan ku qiyaasay ilaa lix iyo konton.

”
“

Dadka shirka ka soo qayb galay oo ah dad hore xaafadahoodii isugu soo wada laayey, markii ay car mooyee caqli kale keeni waayeen ayey Keenyaatigu ugu hanjabeen inay shuurada ka goynayaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

e.d

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
car - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD