U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cafin

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA5 xar
La Mid AhcafiyidMagac Fal
1

.dh cafi2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ould-Abdalla, wuxuu xusay in Somalida hartay looga baahan yahay inay ogaadaan in nabad iyo isku tiirsanan aan la gaari karin iyadoo aan la helin wadashaqeyn, cadaalad iyo isku-tanaasul ama is-cafin.

”
“

Waxaynu u baahanahay is aamin, is cafin, wax isku darsi si horumar loo gaaro.

”
“

Cid kasta oo xoogg hanti ku haysatay waa in lagu xukumaa magdhaw ku salaysan sanadihii ay ku dhaqmayeen, haddii aan milkiiluhu iska cafin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cafin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD