U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cadowtooyo

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA10 xar
La Mid AhcadowtinnimoMagac Dheddig
1

Dareenka colaad iyo xumaan ee laba qof ama ka badan isu hayaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Qaraxu wuxuu ahaa mid argagaxiso oo ku saleysan cadowtooyo iyo baabi'inta dadka iyo hantida shacabka Soomaaliyeed," ayuu yiri Sheekh Shariif oo intaas ku daray in weli lagu arkayo goobta hilbaha dadkii ku dhintay qaraxa.

”
“

Saqar ayaa ku booriyey dowladaha Carabta, Midowga Africa iyo QM si buuxda isaga kaashadaan sidii loo badbaadin lahaa shacabka Somalida oo ay kala goosteen waxaa uu ku tilmaamey falal militari oo cadowtooyo ah iyo gaajo baahdey.

”
“

Sarkaal u hadlay Ururka Xisbul Islam ayaa cambaareeyay duqeynaha, isagoo ku tilmaamay kuwo cadowtooyo oo lagu waxyeeleynayo shacabka Muqdisho, wuxuuna ku hanjabay inay u aargudi doonaan shacabkii lagu dilay duqeynta maanta.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cadowtooyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD