U gudub nuxurka bogga
SABAAD

badbaadin

Magac Fal
Xaraf BSubg BA9 xar
1

.dh badbaadi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ardaydii xabashiyeed ee ka carartey Mengiste ee maganta u doontey Soodaan, Jabuuti iyo kiiniya; kama ay badbaadin dhagartii iyo sirdoonkii Mingiste.

”
“

Sidoo kale, suugaantii, maansadii iyo wax ka qabadkoodii ayaan iyana ka badbaadin dhibta dhacday.

”
“

Budhbudhkii Dowladii Soomaaliya sanadkii 1991kii ayuu si aan qarsoodi lahayn ola dhawaaqay in Diintu ay tahay arinta keliya ee badbaadin karta Qaranka Soomaaliyeed, islamarkaana dib isugu soo celin karta oo ruux keliya ka dhigi karta.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
badbaadin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD